سورة التكوير بالصومالية
Marka qorraxda la duubo (Qiyaamada). |
Xiddiguhuna daataan (iyagoo Madow). |
Buurahana la kexeeyo (La rujiyo). |
Geelii rimmanaana la halleeyo. |
Dugaaggana la kulmiyo (Qisaas darteed). |
Badahana la kululeeyo. |
Naf walbana Jidhkeedii lammaaneeyo. |
Gabdhihii la xabaalnololiyayna la warsado. |
Maxaa dambi ah oo loo dilay. |
Kutubta (camalkana) la fidiyo. |
Samadana la rujiyo. |
Naarta Jaxiimana la huriyo. |
Jannadana la dhaweeyo. |
Waxay ogaan nafu waxay camal fashay. |
Waxaan ku dhaartay «huu Eebe yidhi» Xiddigaha Qarsooma (Maalintii). |
Ee socda iftiinka Qorraxdana ku qarsooma. |
Iyo Habecnku markuu jeedsado. |
Iyo subaxu markuu soo qaabilo. |
Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah. |
Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh. |
Laguna addeeco halkaas aaminna ah. |
Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan. |
Horaybuuna ugn arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka). |
Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan. |
Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay. |
Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan. |
Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano). |
Ruuxii doona inuu toosnaado (yuuna u yahay). |
وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَن يَشَاءَ اللَّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ(29) Waxna ma dooni kartaan in Eebaha Caalamku doona mooyec. |
المزيد من السور باللغة الصومالية:
تحميل سورة التكوير بصوت أشهر القراء :
قم باختيار القارئ للاستماع و تحميل سورة التكوير كاملة بجودة عالية
أحمد العجمي
خالد الجليل
سعد الغامدي
سعود الشريم
عبد الباسط
عبد الله الجهني
علي الحذيفي
فارس عباد
ماهر المعيقلي
محمد جبريل
المنشاوي
الحصري
مشاري العفاسي
ناصر القطامي
ياسر الدوسري
Thursday, January 23, 2025
لا تنسنا من دعوة صالحة بظهر الغيب