Surah Al-Infitar with Somali
Markay Samadu Dildillaacdo. |
Xiddiguhuna daataan. |
Badahana laysku furo. |
Xabaalahana la soo bixiyo (Dadkii). |
Waxay ogaan nafu waxay hor marsatay iyo waxay dibmarisay. |
يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ الْكَرِيمِ(6) Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga sharafta leh. |
Ee kii ku abuuray ah kuna ekeeyay kuna simay. |
Siduu doonana kuu sameeyey. |
Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta. |
Malaa'ig baana idin ilaalinaysa. |
Oo sharaf leh waxna qori. |
Ogna waxaad falaysaan. |
Kuwa wanaagsani waxay gali Naciima. |
Kuwa xun Xunna waxay gali Jaxiimo. |
Wayna ku guban Maalinta abaalmarinta. |
Kamana maqnaadaan Naarta. |
Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa. |
Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta. |
يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْئًا ۖ وَالْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّهِ(19) Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe. |
More surahs in Somali:
Download surah Al-Infitar with the voice of the most famous Quran reciters :
surah Al-Infitar mp3 : choose the reciter to listen and download the chapter Al-Infitar Complete with high quality
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
لا تنسنا من دعوة صالحة بظهر الغيب