سورة الطارق بالصومالية
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura. |
Ma taqaan Xiddigga guura. |
Waa Xiddig ifa. |
Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag). |
Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray. |
Waxaa laga abuuray Biyo booda. |
Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood. |
Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada). |
Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon. |
Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna. |
Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh. |
Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo). |
Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta). |
Ciyaarra ma aha (ee waa dhab). |
Gaaladu waxbay dhakri. |
Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin). |
Ee u sug Gaalada wax yar. |
المزيد من السور باللغة الصومالية:
تحميل سورة الطارق بصوت أشهر القراء :
قم باختيار القارئ للاستماع و تحميل سورة الطارق كاملة بجودة عالية
أحمد العجمي
خالد الجليل
سعد الغامدي
سعود الشريم
عبد الباسط
عبد الله الجهني
علي الحذيفي
فارس عباد
ماهر المعيقلي
محمد جبريل
المنشاوي
الحصري
مشاري العفاسي
ناصر القطامي
ياسر الدوسري
Tuesday, December 3, 2024
لا تنسنا من دعوة صالحة بظهر الغيب