سوره غاشيه به زبان صومالی
Ma ku soo gadhay Qiyaamada warkeedii. |
Wajiyaal Maalintaas way dullaysnaan. |
Waxayna qaban Shaqo dhib ah. |
Waxayna gali Naar kulul. |
Waxaana laga waraabin il kulayl daran. |
Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta). |
Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin. |
Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta). |
Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii. |
Janno sarana way gali. |
Kumana maqasho Jannada hadal macna darro. |
Waxaana ah dhexdeed il socota. |
iyo Sariiro la koryeelay. |
Iyo koobab la hor dhigay (ehlu Jannaha). |
Iyo Barkimooyin la safay. |
Iyo gogol la fidiyay. |
Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray. |
Iyo sida Samada loo koryeelay. |
Iyo sida Ruuraha loo taagay, |
Iyo sida dhulka loo fidiyay. |
Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow). |
Mana tihid mid xoog ku leh (qasab). |
Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa). |
Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn. |
Xagganagayna u soo noqon (khalqigu). |
Annagaana xisaabin. |
سورهای بیشتر به زبان صومالی:
دانلود سوره غاشيه با صدای معروفترین قراء:
انتخاب خواننده برای گوش دادن و دانلود کامل سوره غاشيه با کیفیت بالا.
أحمد العجمي
ابراهيم الاخضر
بندر بليلة
خالد الجليل
حاتم فريد الواعر
خليفة الطنيجي
سعد الغامدي
سعود الشريم
الشاطري
صلاح بوخاطر
عبد الباسط
عبدالرحمن العوسي
عبد الرشيد صوفي
عبدالعزيز الزهراني
عبد الله بصفر
عبد الله الجهني
علي الحذيفي
علي جابر
غسان الشوربجي
فارس عباد
ماهر المعيقلي
محمد أيوب
محمد المحيسني
محمد جبريل
المنشاوي
الحصري
مشاري العفاسي
ناصر القطامي
وديع اليمني
ياسر الدوسري
به قرآن کریم چنگ بزنید