La sourate At-Tin en Somali
| Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka. |
| Iyo Dhuuri Siina. |
| Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka). |
| Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan. |
| Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis). |
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ(6) Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin. |
| Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib. |
| Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan). |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate At-Tin : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate At-Tin complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




