Surah Al-Layl with Somali
Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo. |
Iyo markay Maalintu Muuqato (ifto). |
Iyo Abuuridda Dadka Lab iyo dhaddigba. |
In Camalkiinnu (dadow) kala duwanyahay. |
Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada. |
Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal). |
Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican). |
Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya». |
Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal). |
Waxaan u fududaynaa Jidka xun. |
Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo. |
Annagaa wax hanuuninna. |
Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh. |
Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran. |
Oosan galaynin Ruux xun mooyeen. |
Oo xaqa beeniyay jeedsadayna. |
Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada. |
Ee bixiya Xoolihiisa si uu u daahirnoqdo. |
Ruux wax ugu nicmeeyayna oo abaalmarinna ma uusanjirin. |
Ee Wuxuu u bixin dar Eebaha sareeya. |
Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi. |
More surahs in Somali:
Download surah Al-Layl with the voice of the most famous Quran reciters :
surah Al-Layl mp3 : choose the reciter to listen and download the chapter Al-Layl Complete with high quality
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
لا تنسنا من دعوة صالحة بظهر الغيب