La sourate At-Takathur en Somali
| Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid), |
| Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan). |
| Saas ma aha ee waad ogaandoontaan. |
| Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa). |
| Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta). |
| Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima, |
| Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah. |
| Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate At-Takathur : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate At-Takathur complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




