La sourate Al-Falaq en Somali
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray). |
Wixii shar leh sharkiisa. |
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. |
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. |
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Al-Falaq : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Al-Falaq complète en haute qualité.















Donnez-nous une invitation valide