La sourate Al-Alaq en Somali
Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga). |
Dadkana ka abuuray Calaq. |
Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe. |
Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro. |
Dadkana baray waxayna aqoonin. |
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen. |
Markuu isku ogaaday Hodontinnimo. |
Eebaha xaggiisaase loo noqon. |
Ka warrama midka ka reebaya. |
Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda. |
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga). |
Ama uu fari Eeba ka yaabid. |
Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe). |
Miyuusan ogayn in Eebe arko. |
Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda. |
Food beenaleey ah ghafna badan. |
Ha u yeedho gargaarihiisa. |
Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane. |
Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe). |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Al-Alaq : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Al-Alaq complète en haute qualité.















Donnez-nous une invitation valide