🔥 0 day streak
0/8
102:1
🔁 0/5
أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ١
Al haaku mut takathur
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
🎤 Your recording:
102:2
🔁 0/5
حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ٢
Hatta zurtumul-maqaabir
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
🎤 Your recording:
102:3
🔁 0/5
كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٣
Kalla sawfa ta`lamoon
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.
🎤 Your recording:
102:4
🔁 0/5
ثُمَّ كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٤
Thumma kalla sawfa ta`lamoon
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
🎤 Your recording:
102:5
🔁 0/5
كـَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ ٥
Kalla law ta`lamoona `ilmal yaqeen
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
🎤 Your recording:
102:6
🔁 0/5
لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ ٦
Latara-wun nal jaheem
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
🎤 Your recording:
102:7
🔁 0/5
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ ٧
Thumma latara wunnaha `ainal yaqeen
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
🎤 Your recording:
102:8
🔁 0/5
ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ ٨
Thumma latus alunna yauma-izin `anin na`eem
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.
🎤 Your recording:
💡 Tap any hidden word to reveal it temporarily — your progress is saved automatically in this browser.
العربيةEnglishBahasa IndonesiaTürkçeРусскийفارسیFrançaisاردوবাংলাDeutschEspañol中文हिन्दीPortuguêsItalianoภาษาไทยPolskiNederlandsShqipKiswahiliO'zbekதமிழ்MelayuBosanskiSoomaaliAzərbaycanکوردی한국어日本語SvenskaDanskNorskپښتوമലയാളംසිංහලTamazightHausaአማርኛБългарскиТоҷикӣҚазақшаFilipinoسنڌيYorùbáFulfuldeТатарчаئۇيغۇرچەКыргызчаਪੰਜਾਬੀJawaతెలుగుမြန်မာગુજરાતીOromoमराठीTiếng ViệtMalagasyНохчийнWolofދިވެހިಕನ್ನಡУкраїнськаΕλληνικάქართულიខ្មែរدریQafar afMaranaoनेपाली
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







