Surah Al-Kaafiruun Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Kaafiruun tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (6 Aayad — مكية). Al-Kaafiruun Maqal, Al-Kaafiruun Tarjumaad, Al-Kaafiruun mp3, Al-Kaafiruun pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Kaafiruun

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy
M Mahmoud Khalil Al-Husary
A Abdurrahman As-Sudais
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi
A Abdul Basit Abdul Samad
A Ali Al-Hudhaify
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy
A Abu Bakr Ash-Shaatree
M Muhammad Ayyoub
A Abdullah Basfar
A Abdullah Al-Juhani
M Maher Al Muaiqly
x1
قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Mana caabudin waxaad caabuddeen,
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
← 108 Al-Kaafiruun (109/114) 110 →
Akhri Surah Al-Kaafiruun Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

109الكافرون Al-Kafirun 📚 6 Aayad مكية

Aayad kasta – Surah Al-Kaafiruun — 6 Aayad




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers