Surah An-Naas Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da An-Naas tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (6 Aayad — مكية). An-Naas Maqal, An-Naas Tarjumaad, An-Naas mp3, An-Naas pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da An-Naas

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy
M Mahmoud Khalil Al-Husary
A Abdurrahman As-Sudais
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi
A Abdul Basit Abdul Samad
A Ali Al-Hudhaify
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy
A Abu Bakr Ash-Shaatree
M Muhammad Ayyoub
A Abdullah Basfar
A Abdullah Al-Juhani
M Maher Al Muaiqly
x1
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
مَلِكِ النَّاسِ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Ee dadka xukuma.
إِلَٰهِ النَّاسِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Ee ah Ilaaha dadka.
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
← 113 An-Naas (114/114)
Akhri Surah An-Naas Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

114الناس An-Nas 📚 6 Aayad مكية

Aayad kasta – Surah An-Naas — 6 Aayad




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers