Surah Al-Faatixah Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Faatixah tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (7 Aayad — مكية). Al-Faatixah Maqal, Al-Faatixah Tarjumaad, Al-Faatixah mp3, Al-Faatixah pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Faatixah

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.
Al-Faatixah (1/114) 2 →
Akhri Surah Al-Faatixah Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

1الفاتحة Al-Fatihah 📚 7 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers