Surah Ad-Duhaa Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da Ad-Duhaa tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (11 Aayad — مكية). Ad-Duhaa Maqal, Ad-Duhaa Tarjumaad, Ad-Duhaa mp3, Ad-Duhaa pdf.Akhri oo Maqal Surah-da Ad-Duhaa
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ٣
📖 Tarjumaad
Aayad 3
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الْأُولَىٰ ٤
📖 Tarjumaad
Aayad 4
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ ٥
📖 Tarjumaad
Aayad 5
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىٰ ٦
📖 Tarjumaad
Aayad 6
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىٰ ٧
📖 Tarjumaad
Aayad 7
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ ٨
📖 Tarjumaad
Aayad 8
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ ١١
📖 Tarjumaad
Aayad 11
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).
Akhri Surah Ad-Duhaa Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

