Surah Al-Qadr Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Qadr tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (5 Aayad — مكية). Al-Qadr Maqal, Al-Qadr Tarjumaad, Al-Qadr mp3, Al-Qadr pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Qadr

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Ma taqaanna LaylatulQadarka.
لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.
← 96 Al-Qadr (97/114) 98 →
Akhri Surah Al-Qadr Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

97القدر Al-Qadr 📚 5 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers