Surah Al-Falaq Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Falaq tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (5 Aayad — مكية). Al-Falaq Maqal, Al-Falaq Tarjumaad, Al-Falaq mp3, Al-Falaq pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Falaq

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Wixii shar leh sharkiisa.
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.
← 112 Al-Falaq (113/114) 114 →
Akhri Surah Al-Falaq Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

113الفلق Al-Falaq 📚 5 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers