La sourate Al-Qariah en Somali
الْقَارِعَةُ(1) Qaaricada (qalbiga garaacda). |
| Qaarica maxay tahay. |
| Mase taqaannaa Qaarico. |
| Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay. |
| Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay. |
| Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. |
| Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. |
| Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). |
| Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. |
| Ma taqaannaa Haawiya. |
نَارٌ حَامِيَةٌ(11) Waa Naar kulayl daran. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Al-Qariah : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Al-Qariah complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




