La sourate Al-Humazah en Somali
| Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, |
| Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin). |
| Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. |
| Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. |
| Ma taqaannaa Xudhama. |
| Waa Naarta Eebe ee la huriyay. |
| Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis). |
| Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. |
| Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Al-Humazah : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Al-Humazah complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




