La sourate Ad-Dhuha en Somali
وَالضُّحَىٰ(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka. |
| Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado). |
| Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin. |
| Aakharana kaaga khayr badan Aduunka. |
| Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon. |
| Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin. |
| Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin. |
| Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin). |
| Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin). |
| Ka wax su'aalina ha canaanan. |
| Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi). |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Ad-Dhuha : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Ad-Dhuha complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




