🔥 0 day streak
📖 Long surah — split into smaller parts to help you focus (11 Aayad)
0/11
100:1
🔁 0/5
وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحًا ١
Wal`aadi yaati dabha
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
🎤 Your recording:
100:2
🔁 0/5
فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحًا ٢
Fal moori yaati qadha
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
🎤 Your recording:
100:3
🔁 0/5
فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحًا ٣
Fal mugheeraati subha
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
🎤 Your recording:
100:4
🔁 0/5
فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعًا ٤
Fa atharna bihee naq`a
Ee Boodhka kiciya.
🎤 Your recording:
100:5
🔁 0/5
فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا ٥
Fawa satna bihee jam`a
Cadawgana dhexgala.
🎤 Your recording:
100:6
🔁 0/5
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ ٦
Innal-insana lirabbihee lakanood
Ee Dadku Eebohood waa diideen.
🎤 Your recording:
100:7
🔁 0/5
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ ٧
Wa innahu `alaa zaalika la shaheed
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
🎤 Your recording:
100:8
🔁 0/5
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ ٨
Wa innahu lihubbil khairi la shadeed
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
🎤 Your recording:
100:9
🔁 0/5
۞ أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ ٩
Afala ya`lamu iza b`uthira ma filquboor
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
🎤 Your recording:
100:10
🔁 0/5
وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ ١٠
Wa hussila maa fis sudoor
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
🎤 Your recording:
100:11
🔁 0/5
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٍ لَّخَبِيرُۢ ١١
Inna rabbahum bihim yauma `izil la khabeer
In Eebohood Maalintaas ogyahay.
🎤 Your recording:
💡 Tap any hidden word to reveal it temporarily — your progress is saved automatically in this browser.
العربيةEnglishBahasa IndonesiaTürkçeРусскийفارسیFrançaisاردوবাংলাDeutschEspañol中文हिन्दीPortuguêsItalianoภาษาไทยPolskiNederlandsShqipKiswahiliO'zbekதமிழ்MelayuBosanskiSoomaaliAzərbaycanکوردی한국어日本語SvenskaDanskNorskپښتوമലയാളംසිංහලTamazightHausaአማርኛБългарскиТоҷикӣҚазақшаFilipinoسنڌيYorùbáFulfuldeТатарчаئۇيغۇرچەКыргызчаਪੰਜਾਬੀJawaతెలుగుမြန်မာગુજરાતીOromoमराठीTiếng ViệtMalagasyНохчийнWolofދިވެހިಕನ್ನಡУкраїнськаΕλληνικάქართულიខ្មែរدریQafar afMaranaoनेपाली
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







