11 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﮱﯓﯔ
100:1 Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
ﯕﯖﯗ
100:2 iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
ﯘﯙﯚ
100:3 Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
ﯛﯜﯝﯞ
100:4 Ee Boodhka kiciya.
ﯟﯠﯡﯢ
100:5 Cadawgana dhexgala.
ﭑﭒﭓﭔﭕ
100:6 Ee Dadku Eebohood waa diideen.
ﭖﭗﭘﭙﭚ
100:7 Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
ﭛﭜﭝﭞﭟ
100:8 Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
ﭠﭡﭢﭣﭤﭥﭦﭧﭨ
100:9 Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
ﭩﭪﭫﭬﭭ
100:10 Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
ﭮﭯﭰﭱﭲﭳ
100:11 In Eebohood Maalintaas ogyahay.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers