La sourate Al-Adiyat en Somali
| Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi. |
| iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). |
| Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii. |
| Ee Boodhka kiciya. |
| Cadawgana dhexgala. |
| Ee Dadku Eebohood waa diideen. |
| Arrintaasna Dadku wuu ogyahay. |
| Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay. |
| Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo. |
| Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo. |
| In Eebohood Maalintaas ogyahay. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Al-Adiyat : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Al-Adiyat complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




