La sourate Ash-Sharh en Somali
| Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). |
| Oonaan ka dajinin culayskii. |
| dhabarka kaa cusleeyay. |
| Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). |
| Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). |
| Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. |
| Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). |
| Eebana (Khayr) ka rajee. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Ash-Sharh : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Ash-Sharh complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




