La sourate Ash-Shams en Somali
| Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda. |
| Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco. |
| Iyo Maalintu markay ifiso. |
| Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado). |
| Iyo Samada iyo say u dhisantahay. |
| Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay. |
| Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay. |
| Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba. |
| Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya. |
| Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya. |
| Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis. |
| Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo). |
فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّهِ نَاقَةَ اللَّهِ وَسُقْيَاهَا(13) Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda. |
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنبِهِمْ فَسَوَّاهَا(14) Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis. |
| Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello) |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate Ash-Shams : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate Ash-Shams complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




