سوره اعلى به زبان صومالی
Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya. |
Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna. |
Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey. |
Eebaha soo bixiya Daaqa. |
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow. |
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid. |
إِلَّا مَا شَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ يَعْلَمُ الْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ(7) Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba. |
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican. |
Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu. |
Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee. |
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune. |
Ee ah mid gali Naar wayn. |
Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn. |
Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda. |
magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada. |
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw. |
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi). |
Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore. |
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse. |
سورهای بیشتر به زبان صومالی:
دانلود سوره اعلى با صدای معروفترین قراء:
انتخاب خواننده برای گوش دادن و دانلود کامل سوره اعلى با کیفیت بالا.
أحمد العجمي
ابراهيم الاخضر
بندر بليلة
خالد الجليل
حاتم فريد الواعر
خليفة الطنيجي
سعد الغامدي
سعود الشريم
الشاطري
صلاح بوخاطر
عبد الباسط
عبدالرحمن العوسي
عبد الرشيد صوفي
عبدالعزيز الزهراني
عبد الله بصفر
عبد الله الجهني
علي الحذيفي
علي جابر
غسان الشوربجي
فارس عباد
ماهر المعيقلي
محمد أيوب
محمد المحيسني
محمد جبريل
المنشاوي
الحصري
مشاري العفاسي
ناصر القطامي
وديع اليمني
ياسر الدوسري
به قرآن کریم چنگ بزنید