La sourate At-Tariq en Somali
| Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura. |
| Ma taqaan Xiddigga guura. |
| Waa Xiddig ifa. |
| Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag). |
| Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray. |
| Waxaa laga abuuray Biyo booda. |
| Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood. |
| Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada). |
| Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon. |
| Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna. |
| Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh. |
| Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo). |
| Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta). |
| Ciyaarra ma aha (ee waa dhab). |
| Gaaladu waxbay dhakri. |
| Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin). |
| Ee u sug Gaalada wax yar. |
Plus de sourates en Somali :
Téléchargez la sourate avec la voix des récitants du Coran les plus célèbres :
Téléchargez le fichier mp3 de la sourate At-Tariq : choisissez le récitateur pour écouter et télécharger la sourate At-Tariq complète en haute qualité.
Ahmed Al Ajmy
Bandar Balila
Khalid Al Jalil
Saad Al Ghamdi
Saud Al Shuraim
Abdul Basit
Abdul Rashid Sufi
Abdullah Basfar
Abdullah Al Juhani
Fares Abbad
Maher Al Muaiqly
Al Minshawi
Al Hosary
Mishari Al-afasi
Yasser Al Dosari
Donnez-nous une invitation valide




