Tarık suresi çevirisi Somalice

  1. Suresi mp3
  2. Başka bir sure
  3. Somalice
Kuranı Kerim türkçe meali | Kur'an çevirileri | Somalice dili | Tarık Suresi | الطارق - Ayet sayısı 17 - Moshaf'taki surenin numarası: 86 - surenin ingilizce anlamı: The Night-Visitant.

وَالسَّمَاءِ وَالطَّارِقِ(1)

 Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.

وَمَا أَدْرَاكَ مَا الطَّارِقُ(2)

 Ma taqaan Xiddigga guura.

النَّجْمُ الثَّاقِبُ(3)

 Waa Xiddig ifa.

إِن كُلُّ نَفْسٍ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌ(4)

 Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).

فَلْيَنظُرِ الْإِنسَانُ مِمَّ خُلِقَ(5)

 Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.

خُلِقَ مِن مَّاءٍ دَافِقٍ(6)

 Waxaa laga abuuray Biyo booda.

يَخْرُجُ مِن بَيْنِ الصُّلْبِ وَالتَّرَائِبِ(7)

 Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.

إِنَّهُ عَلَىٰ رَجْعِهِ لَقَادِرٌ(8)

 Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).

يَوْمَ تُبْلَى السَّرَائِرُ(9)

 Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.

فَمَا لَهُ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ(10)

 Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.

وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الرَّجْعِ(11)

 Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.

وَالْأَرْضِ ذَاتِ الصَّدْعِ(12)

 Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).

إِنَّهُ لَقَوْلٌ فَصْلٌ(13)

 Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).

وَمَا هُوَ بِالْهَزْلِ(14)

 Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).

إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًا(15)

 Gaaladu waxbay dhakri.

وَأَكِيدُ كَيْدًا(16)

 Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).

فَمَهِّلِ الْكَافِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًا(17)

 Ee u sug Gaalada wax yar.


Somalice diğer sureler:

Bakara suresi Âl-i İmrân Nisâ suresi
Mâide suresi Yûsuf suresi İbrâhîm suresi
Hicr suresi Kehf suresi Meryem suresi
Hac suresi Kasas suresi Ankebût suresi
As-Sajdah Yâsîn suresi Duhân suresi
fetih suresi Hucurât suresi Kâf suresi
Necm suresi Rahmân suresi vakıa suresi
Haşr suresi Mülk suresi Hâkka suresi
İnşikâk suresi Alâ suresi Gâşiye suresi

En ünlü okuyucuların sesiyle Tarık Suresi indirin:

Surah At-Tariq mp3: yüksek kalitede dinlemek ve indirmek için okuyucuyu seçerek
Tarık Suresi Ahmed El Agamy
Ahmed El Agamy
Tarık Suresi Saad Al Ghamdi
Saad Al Ghamdi
Tarık Suresi Saud Al Shuraim
Saud Al Shuraim
Tarık Suresi Abdul Basit Abdul Samad
Abdul Basit
Tarık Suresi Abdullah Basfar
Abdullah Basfar
Tarık Suresi Abdullah Awwad Al Juhani
Abdullah Al Juhani
Tarık Suresi Ali Al Hudhaifi
Ali Al Hudhaifi
Tarık Suresi Fares Abbad
Fares Abbad
Tarık Suresi Maher Al Muaiqly
Maher Al Muaiqly
Tarık Suresi Muhammad Jibril
Muhammad Jibril
Tarık Suresi Muhammad Siddiq Al Minshawi
Al Minshawi
Tarık Suresi Al Hosary
Al Hosary
Tarık Suresi Al-afasi
Mishari Al-afasi
Tarık Suresi Nasser Al Qatami
Nasser Al Qatami
Tarık Suresi Yasser Al Dosari
Yasser Al Dosari


Wednesday, July 17, 2024

Bizim için dua et, teşekkürler