Surah Quraysh Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Quraysh tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (4 Aayad — مكية). Quraysh Maqal, Quraysh Tarjumaad, Quraysh mp3, Quraysh pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Quraysh

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Caadaysigii Qureesheed.
إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاءِ وَالصَّيْفِ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
فَلْيَعْبُدُوا رَبَّ هَٰذَا الْبَيْتِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
الَّذِي أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَآمَنَهُم مِّنْ خَوْفٍ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
← 105 Quraysh (106/114) 107 →
Akhri Surah Quraysh Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

106قريش Quraysh 📚 4 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers