Surah Al-Maa'uun Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Maa'uun tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (7 Aayad — مكية). Al-Maa'uun Maqal, Al-Maa'uun Tarjumaad, Al-Maa'uun mp3, Al-Maa'uun pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Maa'uun

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
فَذَٰلِكَ الَّذِي يَدُعُّ الْيَتِيمَ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Kaas xooga Agoonta (xageeda).
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
الَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
الَّذِينَ هُمْ يُرَاءُونَ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Dadkana is tusiya.
وَيَمْنَعُونَ الْمَاعُونَ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).
← 106 Al-Maa'uun (107/114) 108 →
Akhri Surah Al-Maa'uun Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

107الماعون Al-Ma'un 📚 7 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers