4 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭑﭒﭓ
106:1 Caadaysigii Qureesheed.
ﭔﭕﭖﭗﭘ
106:2 Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
ﭙﭚﭛﭜﭝ
106:3 Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
ﭞﭟﭠﭡﭢﭣﭤﭥ
106:4 Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers