Surah Al-Fiil Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Fiil tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (5 Aayad — مكية). Al-Fiil Maqal, Al-Fiil Tarjumaad, Al-Fiil mp3, Al-Fiil pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Fiil

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ الْفِيلِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِي تَضْلِيلٍ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
← 104 Al-Fiil (105/114) 106 →
Akhri Surah Al-Fiil Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

105الفيل Al-Fil 📚 5 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers