5 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭤﭥﭦﭧﭨ
113:1 Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).
ﭩﭪﭫﭬﭭ
113:2 Wixii shar leh sharkiisa.
ﭮﭯﭰﭱﭲﭳ
113:3 Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
ﭴﭵﭶﭷﭸﭹ
113:4 Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
ﭺﭻﭼﭽﭾﭿ
113:5 Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers