PDF —
Suurah Al-Qadr pdf — Soo Dejiso (Soomaali)
Suurah Al-Qadr pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah Al-Qadr Tarjumaad. Suurah Al-Qadr (Makki) 5 Aayad.
More Suurah PDF
Suurah Al-Qadr

ﭴﭵﭶﭷﭸﭹ
97:1
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
ﭺﭻﭼﭽﭾﭿ
97:2
Ma taqaanna LaylatulQadarka.
ﮀﮁﮂﮃﮄﮅﮆ
97:3
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
ﮇﮈﮉﮊﮋﮌﮍﮎﮏﮐ
97:4
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
ﮑﮒﮓﮔﮕﮖ
97:5
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.
Quraanka Kariimka
Tuesday, September 29, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







