Surah Al-Ghaashiyah Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da Al-Ghaashiyah tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (26 Aayad — مكية). Al-Ghaashiyah Maqal, Al-Ghaashiyah Tarjumaad, Al-Ghaashiyah mp3, Al-Ghaashiyah pdf.Akhri oo Maqal Surah-da Al-Ghaashiyah
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
لَّيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ إِلَّا مِن ضَرِيعٍ ٦
📖 Tarjumaad
Aayad 6
Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta).
لَّا يُسْمِنُ وَلَا يُغْنِي مِن جُوعٍ ٧
📖 Tarjumaad
Aayad 7
Taasoon waxna cayilinhaynin Gaajana wax ka taraynin.
وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاعِمَةٌ ٨
📖 Tarjumaad
Aayad 8
Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ ١٧
📖 Tarjumaad
Aayad 17
Miyayna fiirinaynin sida Deela loo abuuray.
فَذَكِّرْ إِنَّمَا أَنتَ مُذَكِّرٌ ٢١
📖 Tarjumaad
Aayad 21
Ee Waani dadka waxaad tahay waaniyee (Nabiyow).
إِلَّا مَن تَوَلَّىٰ وَكَفَرَ ٢٣
📖 Tarjumaad
Aayad 23
Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
فَيُعَذِّبُهُ اللَّهُ الْعَذَابَ الْأَكْبَرَ ٢٤
📖 Tarjumaad
Aayad 24
Eebana wuu caddibi Caddibaadda u wayn.
Akhri Surah Al-Ghaashiyah Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

