Surah Al-'Alaq Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-'Alaq tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (19 Aayad — مكية). Al-'Alaq Maqal, Al-'Alaq Tarjumaad, Al-'Alaq mp3, Al-'Alaq pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-'Alaq

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy
M Mahmoud Khalil Al-Husary
A Abdurrahman As-Sudais
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi
A Abdul Basit Abdul Samad
A Ali Al-Hudhaify
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy
A Abu Bakr Ash-Shaatree
M Muhammad Ayyoub
A Abdullah Basfar
A Abdullah Al-Juhani
M Maher Al Muaiqly
x1
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
خَلَقَ الْإِنسَانَ مِنْ عَلَقٍ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Dadkana ka abuuray Calaq.
اقْرَأْ وَرَبُّكَ الْأَكْرَمُ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Dadkana baray waxayna aqoonin.
كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
أَن رَّآهُ اسْتَغْنَىٰ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الرُّجْعَىٰ ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Eebaha xaggiisaase loo noqon.
أَرَأَيْتَ الَّذِي يَنْهَىٰ ۝٩
📖 Tarjumaad Aayad 9
Ka warrama midka ka reebaya.
عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰ ۝١٠
📖 Tarjumaad Aayad 10
Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
أَرَأَيْتَ إِن كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ ۝١١
📖 Tarjumaad Aayad 11
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَوْ أَمَرَ بِالتَّقْوَىٰ ۝١٢
📖 Tarjumaad Aayad 12
Ama uu fari Eeba ka yaabid.
أَرَأَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ۝١٣
📖 Tarjumaad Aayad 13
Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ اللَّهَ يَرَىٰ ۝١٤
📖 Tarjumaad Aayad 14
Miyuusan ogayn in Eebe arko.
كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًا بِالنَّاصِيَةِ ۝١٥
📖 Tarjumaad Aayad 15
Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
نَاصِيَةٍ كَاذِبَةٍ خَاطِئَةٍ ۝١٦
📖 Tarjumaad Aayad 16
Food beenaleey ah ghafna badan.
فَلْيَدْعُ نَادِيَهُ ۝١٧
📖 Tarjumaad Aayad 17
Ha u yeedho gargaarihiisa.
سَنَدْعُ الزَّبَانِيَةَ ۝١٨
📖 Tarjumaad Aayad 18
Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَاسْجُدْ وَاقْتَرِب ۩ ۝١٩
📖 Tarjumaad Aayad 19
Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).
← 95 Al-'Alaq (96/114) 97 →
Akhri Surah Al-'Alaq Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

96العلق Al-'Alaq 📚 19 Aayad مكية

Aayad kasta – Surah Al-'Alaq — 19 Aayad




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers