Suurah Al-A'laa pdf — Soo Dejiso (Soomaali)
Suurah Al-A'laa pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah Al-A'laa Tarjumaad. Suurah Al-A'laa (Makki) 19 Aayad.
Related
- Suurah Al-A'laa TarjumaadSoomaali
- Suurah Al-A'laa mp3Maqal
- Quran Index Soomaali114
More Suurah PDF
Suurah Al-A'laa

ﮟﮠﮡﮢﮣ
87:1
Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.
ﮤﮥﮦﮧ
87:2
Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.
ﮨﮩﮪﮫ
87:3
Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
ﮬﮭﮮﮯ
87:4
Eebaha soo bixiya Daaqa.
ﮰﮱﯓﯔ
87:5
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.
ﯕﯖﯗﯘ
87:6
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
ﯙﯚﯛﯜﯝﯞﯟﯠﯡﯢﯣ
87:7
Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.
ﯤﯥﯦ
87:8
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.
ﯧﯨﯩﯪﯫ
87:9
Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.
ﯬﯭﯮﯯ
87:10
Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.
ﭑﭒﭓ
87:11
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.
ﭔﭕﭖﭗﭘ
87:12
Ee ah mid gali Naar wayn.
ﭙﭚﭛﭜﭝﭞﭟ
87:13
Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.
ﭠﭡﭢﭣﭤ
87:14
Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.
ﭥﭦﭧﭨﭩ
87:15
magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada.
ﭪﭫﭬﭭﭮ
87:16
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
ﭯﭰﭱﭲ
87:17
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).
ﭳﭴﭵﭶﭷﭸ
87:18
Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.
ﭹﭺﭻﭼ
87:19
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.
Quraanka Kariimka
Wednesday, September 9, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







