6 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﮀﮁﮂﮃﮄ
114:1 Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
ﮅﮆﮇ
114:2 Ee dadka xukuma.
ﮈﮉﮊ
114:3 Ee ah Ilaaha dadka.
ﮋﮌﮍﮎﮏ
114:4 Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
ﮐﮑﮒﮓﮔﮕ
114:5 Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
ﮖﮗﮘﮙ
114:6 «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers