4 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭑﭒﭓﭔﭕ
112:1 Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).
ﭖﭗﭘ
112:2 Waana Sayid (deeqtoon).
ﭙﭚﭛﭜﭝ
112:3 Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.
ﭞﭟﭠﭡﭢﭣ
112:4 Wax la mid ahna ma jiro.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers