Surah Al-'Asr Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-'Asr tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (3 Aayad — مكية). Al-'Asr Maqal, Al-'Asr Tarjumaad, Al-'Asr mp3, Al-'Asr pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-'Asr

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
وَالْعَصْرِ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah.
إِنَّ الْإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
In Dadku khasaaro ku sugunyahay.
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.
← 102 Al-'Asr (103/114) 104 →
Akhri Surah Al-'Asr Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

103العصر Al-'Asr 📚 3 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers