3 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭑﭒ
103:1 Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah.
ﭓﭔﭕﭖﭗ
103:2 In Dadku khasaaro ku sugunyahay.
ﭘﭙﭚﭛﭜﭝﭞﭟﭠﭡ
103:3 Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers