Surah Al-Humazah Carabi iyo Soomaali

Ku akhri Surah-da Al-Humazah tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (9 Aayad — مكية). Al-Humazah Maqal, Al-Humazah Tarjumaad, Al-Humazah mp3, Al-Humazah pdf.

Akhri oo Maqal Surah-da Al-Humazah

🎧 Aayad
M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
—
x1
bismillah
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ ۝١
📖 Tarjumaad Aayad 1
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
الَّذِي جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُ ۝٢
📖 Tarjumaad Aayad 2
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُ أَخْلَدَهُ ۝٣
📖 Tarjumaad Aayad 3
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
كَلَّا ۖ لَيُنبَذَنَّ فِي الْحُطَمَةِ ۝٤
📖 Tarjumaad Aayad 4
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْحُطَمَةُ ۝٥
📖 Tarjumaad Aayad 5
Ma taqaannaa Xudhama.
نَارُ اللَّهِ الْمُوقَدَةُ ۝٦
📖 Tarjumaad Aayad 6
Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
الَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى الْأَفْئِدَةِ ۝٧
📖 Tarjumaad Aayad 7
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ ۝٨
📖 Tarjumaad Aayad 8
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
فِي عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍ ۝٩
📖 Tarjumaad Aayad 9
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
← 103 Al-Humazah (104/114) 105 →
Akhri Surah Al-Humazah Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi

104الهمزة Al-Humazah 📚 9 Aayad مكية



Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers