7 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭦﭧﭨﭩﭪ
107:1 Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
ﭫﭬﭭﭮﭯ
107:2 Kaas xooga Agoonta (xageeda).
ﭰﭱﭲﭳﭴﭵ
107:3 Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
ﭶﭷﭸ
107:4 Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
ﭹﭺﭻﭼﭽﭾ
107:5 Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
ﭿﮀﮁﮂ
107:6 Dadkana is tusiya.
ﮃﮄﮅ
107:7 Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).

Quraanka Kariimka


Wednesday, September 30, 2026

Don't forget us in your sincere prayers