5 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﮍﮎﮏﮐﮑﮒﮓﮔ
105:1 Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
ﮕﮖﮗﮘﮙﮚ
105:2 Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
ﮛﮜﮝﮞﮟ
105:3 Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
ﮠﮡﮢﮣﮤ
105:4 Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
ﮥﮦﮧﮨ
105:5 Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers