3 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﮆﮇﮈﮉ
108:1 Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
ﮊﮋﮌﮍ
108:2 Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
ﮎﮏﮐﮑﮒ
108:3 Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers