6 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﭑﭒﭓﭔ
109:1 Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
ﭕﭖﭗﭘﭙ
109:2 Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
ﭚﭛﭜﭝﭞﭟ
109:3 Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
ﭠﭡﭢﭣﭤﭥ
109:4 Mana caabudin waxaad caabuddeen,
ﭦﭧﭨﭩﭪﭫ
109:5 Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
ﭬﭭﭮﭯﭰ
109:6 Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers