3 Aayad · Madani · Soomaali
bismillah
ﭱﭲﭳﭴﭵﭶ
110:1 Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
ﭷﭸﭹﭺﭻﭼﭽﭾ
110:2 Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
ﭿﮀﮁﮂﮃﮄﮅﮆﮇ
110:3 U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers