PDF —
Suurah Al-Masad pdf — Soo Dejiso (Soomaali)
Suurah Al-Masad pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah Al-Masad Tarjumaad. Suurah Al-Masad (Makki) 5 Aayad.
More Suurah PDF
Suurah Al-Masad

ﮈﮉﮊﮋﮌﮍ
111:1
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
ﮎﮏﮐﮑﮒﮓﮔ
111:2
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
ﮕﮖﮗﮘﮙ
111:3
Wuxuuna gali Naar Olal leh.
ﮚﮛﮜﮝ
111:4
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
ﮞﮟﮠﮡﮢﮣ
111:5
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
Quraanka Kariimka
Tuesday, September 29, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







