Suurah Al-Bayyinah pdf — Soo Dejiso (Soomaali)
Suurah Al-Bayyinah pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah Al-Bayyinah Tarjumaad. Suurah Al-Bayyinah (Madani) 8 Aayad.
Related
- Suurah Al-Bayyinah TarjumaadSoomaali
- Suurah Al-Bayyinah mp3Maqal
- Quran Index Soomaali114
More Suurah PDF
Suurah Al-Bayyinah

ﮗﮘﮙﮚﮛﮜﮝﮞﮟﮠﮡﮢﮣ
98:1
Ma aha Kuwii Gaaloobay ee ahaa ehlu kitaabka (Yahuud iyo Nasaara) iyo Gaaladii kuwo ka taga (xumaanta) intuu uga yimaaddo wax cad (xuja ah).
ﮤﮥﮦﮧﮨﮩﮪ
98:2
Oo ah Rasuul Eebc oo akhriyi Kutub daahir ah.
ﮫﮬﮭﮮ
98:3
Oo xukun fiicani ku yaal.
ﮯﮰﮱﯓﯔﯕﯖﯗﯘﯙﯚﯛ
98:4
Mona kala tagin Gaalada ehlu Kitaabka ah intuu uga yimaaddo xaq cad (xasad dartiis).
ﯜﯝﯞﯟﯠﯡﯢﯣﯤﯥﯦﯧﯨﯩﯪﯫﯬﯭ
98:5
Dadkana waxaan Eebe caabudiddiisa ahayn lama farin iyagoo u kali yeeli Eebe Diinte, toosanna, Salaaddana oogi Zakadana bixin, Saasina waadiinta toosan.
ﭑﭒﭓﭔﭕﭖﭗﭘﭙﭚﭛﭜﭝﭞﭟﭠﭡﭢ
98:6
Kuwa Gaaloobay oo ehlu Kitaabka ah iyo Gaaladii waxay gali Naarta Jahannama ayna Ini waari dhexdeeda, kuwaasina waa kuwa ugli sharbadan khalqiga.
ﭣﭤﭥﭦﭧﭨﭩﭪﭫﭬ
98:7
Kuwa rumeeyayse xaqa Camalfiicanna falay kuwaasi waa kuwa ugu khayr badan khalqiga.
ﭭﭮﭯﭰﭱﭲﭳﭴﭵﭶﭷﭸﭹﭺﭻﭼﭽﭾﭿﮀﮁﮂﮃﮄ
98:8
Abaalkooda ay Eebe agtiisa kii leeyihiin waa Jannooyin Nagaadi, dhexdeedana ay dureeri Wabiyaal ay kuna waari dhexdeeda waligood, Eebaa ka raalli noqday iyana way ka raali noqdeen, arrintaasna waxay u sugnaatay Ruusii Eeba ka yaaba.
Quraanka Kariimka
Wednesday, September 9, 2026
Don't forget us in your sincere prayers







