PDF —
19 Aayad Makki PDF
Built right in your browser — download starts automatically

Suurah Al-'Alaq pdf — Soo Dejiso (Soomaali)

Suurah Al-'Alaq pdf Soomaali — Soo Dejiso Suurah Al-'Alaq Tarjumaad. Suurah Al-'Alaq (Makki) 19 Aayad.

← At-TiinSuurah Al-'Alaq Al-Qadr →


19 Aayad · Makki · Soomaali
bismillah
ﮕﮖﮗﮘﮙﮚ
96:1 Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
ﮛﮜﮝﮞﮟ
96:2 Dadkana ka abuuray Calaq.
ﮠﮡﮢﮣ
96:3 Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
ﮤﮥﮦﮧ
96:4 Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
ﮨﮩﮪﮫﮬﮭ
96:5 Dadkana baray waxayna aqoonin.
ﮮﮯﮰﮱﯓ
96:6 Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
ﯔﯕﯖﯗ
96:7 Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
ﯘﯙﯚﯛﯜ
96:8 Eebaha xaggiisaase loo noqon.
ﯝﯞﯟﯠ
96:9 Ka warrama midka ka reebaya.
ﯡﯢﯣﯤ
96:10 Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
ﯥﯦﯧﯨﯩﯪ
96:11 Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
ﯫﯬﯭﯮ
96:12 Ama uu fari Eeba ka yaabid.
ﭑﭒﭓﭔﭕ
96:13 Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
ﭖﭗﭘﭙﭚﭛ
96:14 Miyuusan ogayn in Eebe arko.
ﭜﭝﭞﭟﭠﭡﭢ
96:15 Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
ﭣﭤﭥﭦ
96:16 Food beenaleey ah ghafna badan.
ﭧﭨﭩ
96:17 Ha u yeedho gargaarihiisa.
ﭪﭫﭬ
96:18 Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
ﭭﭮﭯﭰﭱﭲﭳ
96:19 Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).

Quraanka Kariimka


Wednesday, September 9, 2026

Don't forget us in your sincere prayers