7 Aayad · Makki · Soomaali
ﭑﭒﭓﭔﭕ
1:1 Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
ﭖﭗﭘﭙﭚ
1:2 Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
ﭛﭜﭝ
1:3 Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
ﭞﭟﭠﭡ
1:4 Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
ﭢﭣﭤﭥﭦ
1:5 adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
ﭧﭨﭩﭪ
1:6 ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
ﭫﭬﭭﭮﭯﭰﭱﭲﭳﭴ
1:7 Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers